Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Liido iyo Taliye Xijaar & Xildhibaano ku sugnaa Hotelka la weeraray oo…

Qarax xoogan loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay  ayaa caawa lagu weeraray hotel cusub oo kuyaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaana hotelka la weeraray ku sugnaa Xildhibaano, saraakiil ciidan iyo siyaasiyiin. Sida aan wararka ku heleyno hotelka qaraxa lagu weeararay ayaa waxaa shir ku lahaa qaar kamid ah Xildhibaanada cusub ee beesha … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Liido iyo Taliye Xijaar & Xildhibaano ku sugnaa Hotelka la weeraray oo…